Magaalo laga mamnuucay cunista Hilibka Eeyaha iyo bisadaha iyo Sababta keentay

Magaalo kutaala dalka Shiinaha ayaa markii ugu horeesay laga mamnuucay  dadka kunool in ay cunaan hilibka eeyaha iyo bisadaha oo kamid ah hilbaha sida weyn looga cuno gudaha dalka Shiinaha. Maamulka Shenzhen ayaa soo saaray amar magaalada looga mamnuucayo in dadku cunaan hilbaha eeyaha iyo bisadaha, waxaana sababaha loo joojiyay cunista hilbahan ay tahay cabsi … Continue reading Magaalo laga mamnuucay cunista Hilibka Eeyaha iyo bisadaha iyo Sababta keentay